State Profile | System of Government | Ministries | Map of Puntland    

Ministry of Fisheries, Ports, Marine Transport & Marine Resources
What is New?
News
Press release
Events & Meetings
Feedback
Photos
 
News
New Cabinet Announced
Sunday, 16-12-2007

Garowe, Puntland: The President, H.E. Mohamud Musse Hersi announced changes to the Council of Ministers. In this reshuffle, new Ministers have been appointed while others were reshuffled to new Ministries.
>>Read

Shir maanta ka dhacay xafiiska Wasiirka WKDG&KHB & Hay’adda FOA, taariikhdu markaya ahayd 6/12/07,

Monday, 10-12-2007
Shirkaas oo uu furay Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga,Dekeda, Gadiidka & Khayraadka Badda, oo uuna uga hadlay sidii loo dardar galinlahaa iyo sidii shaqadii hore loo dhamaystirilahaa & mida sanadka cusub 2008, si ay u taabo gasho wax qabadka ka dheexeeya hay’adda FOA & Wasaaradda, taas oo uu uga hambalyeeyey wax qabadka ay ka geysatay hay’adda FOA Degaanada DGPL. Taas oo laga rabo in ay ka sii kordhiyaan wax qabadkii ka dhexeeyey hay’adda iyo wasaaradda.

>>Read



Warbixinadii iyo talooyinkii Agaasinada Guud iyo mas’uuliyiinta waaxaha ee Wasaaradda kalluumaysiga Dekedaha, Gaadiidka & Khayraadka Badda ee Shirkii Axadda 7/10/2007

Tuesday, 09-10-2007
A) Shirka waxaa looga hadlay:-  Waxaa Dekedda ka dhoofay Bishii Sept,2007, Xoolo Nool dhan 204,833 Neef. (laba boqol afartan & siddeedkun soddon iyo saddax Neef).  In la xerayey Bisha October,2007, Dakhli dhan $40,000 (todoba cisho gudahood),lana hayn weli mushaharkii shaqaalaha.  In matoorka dabka ee Dekedda loo soo iibiyey qalabkii ka maqnaa haatanna uu caadi u shaqaanayo, loona baahan yahay in la kiciyo matoorka weeyn.

>>Read



wafdii ka socodo world Bank & UNDP oo soo Booqday Dekeda Bosaso

Tuesday, 02-10-2007
Wasiirka ku-xigeenka Wasaarada kaluumayiga,dekeda.gadiidka & khayraadka badda C/wali C/raxman Gayre oo maanta Wafdi ka socda bankiga aduunka ku soo dhaweeyey Wasaaradda kaluumaysiga & dekadaha ee Bosaaso

>>Read



Warbixinadii iyo Talooyinkii Agaasinada Guud iyo Mas’uuliyiinta Waaxaha ee WKDG&KHB ee Shirkii Axadda sept.23,2007

Sunday, 30-09-2007
shirku waxa uu ku bilawday Warbixinada shaqo ee Agaasimayaasha Guud ee Kalluumaysiga iyo Dekedaha, iyadoo uu ku hormaray:

>>Read



Wafti ka socda Baanka Aduunka iyo UNDP oo soo gaarey Puntland, Gaar ahaana Magaalada Garowe
Sunday, 16-09-2007

Wasiirka kaluumeysiga iyo Dakadaha Puntland saciid Maxamed Raage,iyoWasiirka Maaliyadda Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} ayaa Garoonka Diyaaradaha ee kanoko ee Magaalada Garowe ku soo dhaweeyey Wafti balaaran oo ka socda Baanka Aduunka iyo UNDP oo ay hogaamineysey Madaxa Baanka aduunka ee Soomaaliya Sabeel Salasuki.
>>Read

Maanta oo ay taariikhdu tahay 05/09/2007 ayaa xafiiska Wasiirka WKDG&KHB ka soo baxday Wareegto ku saabsan kala wareejin Agaasimayaal Waaxeedyadda WKDG&KHB,

Friday, 14-09-2007
waxayna u dhacday sidaan:-

>>Read



Madaxwaynaha DFKMS oo ay weheliyaan Madaxwaynaha Puntland iyo Isimo ayaa Ka degey Goroonka Aadan Cade Muqdisho.
Monday, 06-08-2007

Madaxweynaha DFKMG ah iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay Caasimadda DGPl ee Garowe, iyagoo ku sii jeeda Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
>>Read

Madaxweynaha DFKMG ah iyo weftigiisa ayaa maanta booqday Xerada 54aad ee Ciidanka Daraawiishta DGPL,
Thursday, 02-08-2007

Madaxweynaha DFKMG Mudane Cabdulahi Yuusuf Axmed iyo weftigiisa ayaa maanta booqday Xerada 54aad ee Ciidanka Daraawiishta DGPL, waxaana booqashadaasi ku weheliyey Madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi.
>>Read

Go’aamo ka soo baxay Wadatashigii dhexmaray Wafdiga DFKMS iyo DGPL.
Tuesday, 31-07-2007

Shirkii guud ee galabta ka dhacay Xarunta Baarlamaanka ayaa wax ka soo qayb galay Weftiga uu hoggaaminayo Madaxwaynaha DFKMS Mudane Cabdillaahi Yuusuf Axmed, Madaxwaynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ,Golaha wakiilada, golaha Xukuumadda, Isimada Puntland iyo qaar ka mid ah shacab magaalada Garowe.
>>Read



Pages
1 2 3 4
NEXT>>

© 2007 Ministry of Fisheries | puntland.fisheries@puntlandgov.net                Powered by Pitechso